James Swan oo gaaray Garawe lana kulmay Madaxweyne Deni (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kusoo dhoweeyey wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Ergeyga Gaar ka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mr James Swan. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Danjire James Swan ayaa kulanka kadib si wadajira ula hadlay warbaahinta. Madaxweyne siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay … Continue reading James Swan oo gaaray Garawe lana kulmay Madaxweyne Deni (Daawo Sawirada)